Google's new Nexus S smartphone has launched.
Literally.
To celebrate the release of the Nexus S, Google employees constructed seven hobbyist-style air balloons, each containing a phone, and sent them into orbit.
In a company blog post chronicling the nerdy stunt, Google's Zi Wang wrote that the project was intended to help test some of the hardware sensors in the phone. But that could just be a front to convince their bosses they weren't goofing off.
Or it could be related to a project Wang mentioned in an interview with New Scientist last week. Google is in talks with a UK satellite manufacturer about contributing the core technology in the Nexus S to help build small satellites, according to that report.
"The phone is powerful enough," Wang told the science publication.
Google says it recovered all seven capsules from the test run. At least one of those reached higher than 100,000 feet (more than 20 miles).
The phones stopped functioning at 60,000 feet -- about twice as high as most planes fly. Not bad for being in space without a helmet.
Google says the phones started working again on descent.
The company posted several videos about the project on YouTube.
Source: CNN
Beijing (SPR): Taniyo markii South Africa lagu qabtey cayaaraha aduunka ayaa gabi ahaanba indhihii caalamka waxay u jeesteen dalka South Africa oo ah dalalka ugu dhaqaalaha badan qaarada Africa. Todobaad ka hor ayaa waxaa ka hadley madaxda dalka Germany iyagoo ku booriyey in la maalgashado dalka South Afrika, hadaba waxaa maanta gudaha dalka China gaar ahaan magaalada Beijin lagu qabtey xaflad ay shirkado ka kooban labadan dal ku kala sixiixdeen heshiisyo ganacsi oo kala duwan.
Wasiir ku xigeenka ganacsiga ee dalka China, Gao Hucheng, mar uu saxaafada u waramayay ayaa sheegay in aysan ahayn markii ugu horeysay ee labada dal sameeyaan heshiisyo ganacsi, laakiin ayuu yiri; dowlada China waxay horey heshiisyadooda u badnaayeen Afrika kuwa la xiriira soosaarka macdanta iyo kheyraadka, sidoo kale ayuu yiri South Africa waxay noqotey wadanka ugu badan oo China wax u dhoofiyey sanadkii 2009kii. Gao ayaa kusii booriyey ganacsiyada China iyo S. Africa in ay laba jibaaraan wada shaqeynta haatan ka dhaxaysa.
Shirkadaha ganacsiga kala sixiixdey ayaa waxaa ka mid ahaa shirkada telefoonada ee dalka S. Africa Cell C. iyo Bangiga China Develepement Bank oo amaahiyey lacag dhan 240-million-euro (300 million lacag Mareykanka). Sidoo kale waxaa ka mid ah shirkada Ceymiska (Insurance) ee Ping An Insurance Group ee dalka China iyo wasaarada caafimaadka ee dalka S. Africa oo heshiis galay.
Sikastaba ha ahaatee, arintan ayaa waxaa soo dhaweeyey dowlada S. Afrika oo ku tilmaamtey heshiisyada maanta dhex marey shirkadaha labadan dal, mid hormar u ah dhaqaalaha labada dal, isla markaana ku booriyey sidoo kale in la kordhiyo is dhex galka ganacsi ee labada dal.
Qaar ka mid ah hugaamiyaashii isimada Puntland oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe
Eastleigh Peace Festival connects Somali youth worldwide
Speaker Mohamed Osman Jawari: New Hope for Somalia
Nairobi:- General Ilka Jiir oo Qado Sharaf la Qaatay Xubinaha Jaaliyada Gobolada Sanaag,Hayland iyo Bari ee dalka Kenya +Sawiro
Shirkii Garoowe oo lasoo idleeyay iyo Qodobo hordhac ah oo kasoo baxay.
Xoghayaha Qaramada Midoobay oomaanta Muqdisho kasoo dagay.
DHAGAYSO Maxay tahay Danta Soomaalida Masar ee Doorashadii Maxamed Mursi.
DHAGEYSO--- Barnaamij wareysi ah oo ka hadlaaya Jirdhiska---- Raage Cali
