Displaying items by tag: business

Google's new Nexus S smartphone has launched.

Literally.

To celebrate the release of the Nexus S, Google employees constructed seven hobbyist-style air balloons, each containing a phone, and sent them into orbit.

In a company blog post chronicling the nerdy stunt, Google's Zi Wang wrote that the project was intended to help test some of the hardware sensors in the phone. But that could just be a front to convince their bosses they weren't goofing off.

Or it could be related to a project Wang mentioned in an interview with New Scientist last week. Google is in talks with a UK satellite manufacturer about contributing the core technology in the Nexus S to help build small satellites, according to that report.

"The phone is powerful enough," Wang told the science publication.

Google says it recovered all seven capsules from the test run. At least one of those reached higher than 100,000 feet (more than 20 miles).

The phones stopped functioning at 60,000 feet -- about twice as high as most planes fly. Not bad for being in space without a helmet.

Google says the phones started working again on descent.

The company posted several videos about the project on YouTube.

Source: CNN

Published in Business

Beijing (SPR): Taniyo markii South Africa lagu qabtey cayaaraha aduunka ayaa gabi ahaanba indhihii caalamka waxay u jeesteen dalka South Africa oo ah dalalka ugu dhaqaalaha badan qaarada Africa. Todobaad ka hor ayaa waxaa ka hadley madaxda dalka Germany iyagoo ku booriyey in la maalgashado dalka South Afrika, hadaba waxaa maanta gudaha dalka China gaar ahaan magaalada Beijin lagu qabtey xaflad ay shirkado ka kooban labadan dal ku kala sixiixdeen heshiisyo ganacsi oo kala duwan.

Wasiir ku xigeenka ganacsiga ee dalka China, Gao Hucheng,  mar uu saxaafada u waramayay ayaa sheegay in aysan ahayn markii ugu horeysay ee labada dal sameeyaan heshiisyo ganacsi, laakiin ayuu yiri; dowlada China waxay horey heshiisyadooda u badnaayeen Afrika kuwa la xiriira soosaarka macdanta iyo kheyraadka, sidoo kale ayuu yiri South Africa waxay noqotey wadanka ugu badan oo China wax u dhoofiyey sanadkii 2009kii. Gao ayaa kusii booriyey ganacsiyada China iyo S. Africa in ay laba jibaaraan wada shaqeynta haatan ka dhaxaysa.

Shirkadaha ganacsiga kala sixiixdey ayaa waxaa ka mid ahaa shirkada telefoonada ee dalka S. Africa Cell C. iyo Bangiga China Develepement Bank oo amaahiyey lacag dhan 240-million-euro (300 million lacag Mareykanka). Sidoo kale waxaa ka mid ah shirkada Ceymiska (Insurance) ee Ping An Insurance Group ee dalka China iyo wasaarada caafimaadka ee dalka S. Africa oo heshiis galay.

Sikastaba ha ahaatee, arintan ayaa waxaa soo dhaweeyey dowlada S. Afrika oo ku tilmaamtey heshiisyada maanta dhex marey shirkadaha labadan dal, mid hormar u ah dhaqaalaha labada dal, isla markaana ku booriyey sidoo kale in la kordhiyo is dhex galka ganacsi ee labada dal.

www.spr.fm

www.somalipublicradio.com

Published in Somali News

SPR 3rd annual event

Degan Ali: Keep the life line open

Afhayeenka Ololaha Abdi Warsame Oo Bixiyey Waraysi

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos