Banner
Barnaamijyo Gaar ah
Muqdisho (SPR): Kadib markii shalay uu ra’iisal wasaare Farmaajo ku dhawaaqay golaha wasiirada dowlada ku meel gaarka ah, ayaa dadka reer Maakhir ee ku abtirsada gobolada  Sanaag, Haylaan, Galbeedka Bari, iyo Jubada Hoose, ay ganafka ku dhifteen qaabka loosoo magacaabay…
Muqdisho (SPR): Warbixin ay idaacada SPR ka diyaarisey dad barakacayaal ah gaar ahaan dadkii kasoo barakacay dagaaladii magaalada Muqdisho oo haatan goobo kale ee dalka gudihiisa qaxooti ku ah ayaa waxaanu u kuur galney xerooyinka qaxootiga ee u baahan xaalada…
Jowhar (SPR): Shil ka dhacay tuulada Garaash ee duleedka magaalada Jowhar ayaa waxaa ku dhaawacmey dad gaaraya 11 qof oo usugu jira rag iyo haween iyo caruur. Dadka dhaawacmay ayaa qaarna halis ah qaarna ah dhaawac fudud sida uu dhaqtarka…
Boosaaso: Gaashaanle Sare Cawil Axmed Salaad oo ah taliye ku xigeenka gobolka Bari ee maamulka Soomaaliyeed ee Puntland. Taliyaha ayaa ka warbixiyey dhacdooyinkii lagu qal qal galinayey amniga magaalada Boosaaso iyo waliba qaraxyadii Boosaaso ka dhacay. Taliyaha ayaa tibaaxay in…
Muqdisho (SPR):-Xaflad lagu dhaarinayay wasiirada cusub ee dowlada Federaalka ayaa dhacdey Villa Somalia waxaana kasoo qeyb galay madaxda sare ee dowlada Federaalka, iyadoo ay horkacayaan madaxweyne Sheekh Shariif iyo R. Wasaare C. C/rashiid Sharmarke. HOOS KA DHAGAYSO XAFLADA Download

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos