Banner
Barnaamijka Qoyska & Haweenka
Boosaaso (SPR): Barnaamijka Qoyska iyo umuuraha Haweenka ayaa ah barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Somali Public Radio (SPR). Barnaamijkan ayaa waxaanu todobaadkan kuso qaadanaynaa maalinta haweenka iyo sida looga dabaal degay magaalada Garoowe taasoo lagu qabtey xaflad lagu…
Dhahar (SPR): Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa maanta shir looga hadlayo ka hortaga Gudniinka fircooniga ah ku qabtay hoolka shirarka ee dugsiga Al- Mubaarag ee degmada Dhahar, shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen dhamaan ururada hoyooyinka culimaa'udiinka iyo gudoomiyaha…
Boosaaso (SPR): Barnaamijka Qoyska iyo Umuuraha Haweenka waa barnaamij todobaadle ah oo aynu ku soo qaadano umuuraha haweenka iyo qoyska.   Barnaamijkan ayaa waxaanu kusoo qaadanaynaa qasaarihii dabkii cagta mariyey suuqa magaalada Boosaaso kaasoo ay ku xirnaayeen dad badan oo…
Dhahar (SPR): Ururada Haweenka ee gobolka Hayland ayaa shir weyne looga hadlayo doorka ay haweenku ka qaadan karaan nabada iyo horumarinta bulshada ku qabtay xafiiska Ururada Hoyooyinka ee magaalada Dhahar. Shirkani oo ay soo qaban qaabisay gudoomisada ururka Haweenka Faadumo…
Boosaaso (SPR): Barnaamijka haweenka todobaadkan ayaa waxaan ku soo qaadanaynaa fariin hordhac ah oo aynu ku eegeyno doorka haweenka reer Puntland ay ku leeyihiin kaalinta goloyaasha deegaanka. Barnaamijka ayaa waxaa iska kaa shadey Idaacada SPR iyo Wasaarada Haweenka ee maamul goboleedka Puntland.…
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 4

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos