Banner
Saturday, November 20 2010

Xarunta Xanaanada Xoolaha oo laga hirgaliyey magaalada Dhahar ee gobolka Haylaan iyo Wareysi aanu la yeelanay masuul ka mid ah masuuliyiinta Xaruntan.

Written by Jaamac Nuur Muuse

Dhahar (SPR):  Waxaa laga furey magaalada Dhahar xarun aad u balaadhan oo ay ka fureen dhalinyaro u dhalatey deegaanka waxaana maal galiyey Hay’ada la yiraahdo TeroNova. Xaruntan ayaa waxay ka koobantahay dhowr qol iyo hool shirar, sidoo kale Laab lagu daweeyo xoolaha.

Wareysi aanu la yeelanay mid ka mid ah masuuliyiinta xaruntan Faysal Cabdi Xassan ayaa wuxuu sheegay in ay xaruntani laga dhisey oo kaliya sadex magaalo ee deegaanada Puntland isagoo sheegay in ay xaruntani ka faa’ideysan doonaan xoola dhaqatada deegaanada Sanaag iyo Haylaan iyo dhamaan umada Soomaaliyeed oo raratada ah. Mudane Faysal ayaa sheegay in qalabka intiisa badan ay soo gaareen isla markaana oo ay kaliya harsanyihiin qalabkii Laboratoriga iyo daawooyinkii ay haatan sugayaan dhawaan. Mudanahan ayaa sidoo kale xusey in ay xaruntu leedahay Solar System oo ay kaga maarantay matoor koronto iyo naaftada oo qaali ah.

Mudane Faysal ayaa sheegay mar la weydiiyey in ay jiraan dhaqaatiirta ka howl galaysa ayaa wuxuu sheegay in ay dhaqaatiirta daryeelka xoolaha ay qaar ka mid ah ku suganyihiin Dhahar sida dhaqtarkii weynaa ee Dr. Daahir Wala-weyn oo ka mid ahaa dhaqaatiirtii ugu caansanayd waqtigii dowladii Siyaad Bare kana soo shaqeeyey. Sidoo kale ayuu wuxuu Faysal sheegay qaar kale oo dhaqaatiir ah ay ku suganyihiin gobolka gudihiisa, isagoo sidoo kale xusey in ay sugayaan dhaqaatiir kale oo iman doonta, maadaama xaruntani lagu rajaweynyahay inay si weyn u shaqeyso.

Mudane Faysal ayaa sheegay sidoo kale in ay wadaan, dhismihiina ay dhameystireen Warshada Caanaha taasoo ay hay’adii balan qaadey in ay qalabeyso dhawaan ka caga jiidey, Mudane Faysal ayaa sheegay in jaaliyada dibada looga baahanyahay sidii ay dalka u maal gashan lahaayeen barnaamijyadaana ay wax kala qaban lahaayeen. Mar wax laga weydiiyey in ay Wasaarada Xanaanada Xoolaha wax ku caawisey ayuu sheegay in aysan haatan wax jirin ay howshuna bilowtahay laakiin ay wada shaqey ka rajeynayaan.

WAREYSIGII OO DHAMAYSTIRAN HALKAAN KA DHAGAYSO

 
Jaamac Nuur Muuse
Dhahar, Haylaan

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA

xanaanadaxoolaha-dhahar
xaruntaxanaanadaxoolaha9
xaruntaxanaanadaxoolaha2
xaruntaxanaanadaxoolaha
xaruntaxanaanadaxoolaha1
xaruntaxanaanadaxoolaha2
xaruntaxanaanadaxoolaha3
xaruntaxanaanadaxoolaha5
xaruntaxanaanadaxoolaha6
xaruntaxanaanadaxoolaha8
xaruntaxanaanadaxoolaha10
xaruntaxanaanadaxoolaha9

Comments 

 
0 #2 ugg bailey button 2012-09-23 19:54
You will discover conditions. Microsoft Cosgrave reported: womens classic tall ugg boots "The progress connected with mens established Douglas Fairbanks in addition to Cary Grant cutting any rose clothing in addition to sweater. " Sixties in addition to seventies, ugg australia classic tall that counter-culture accouterment home furniture glimpse in to perform. Colour agent Angela Wright and only this specific watch.
Quote
 
 
0 #1 2011-07-29 01:30
Mudane Faysal ayaa sheegay mar la weydiiyey in ay jiraan dhaqaatiirta ka howl galaysa ayaa wuxuu sheegay in prom dresses and inexpensive prom dresses
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos