Banner
Wednesday, February 20 2013

Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya kuwa Itoobiya oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Bay.

Written by Admin

Baydhabo ( SPR ) : Ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa la wareegay deegaano ku yaala gobolka Bay,halkaasi oo ay dagaalo kula galeen Ciidanka Alshabab oo horay uga talinayay deegaanadaasi.

Ciidamada isbahaysanaya ayaa la wareegay deegaano hoostaga Degmooyinka Baydhabo iyo Diinsoor,iyadoona sida uu sheegay Taliye Xasan Isaaq Cumar Xasan Baydhabo ay dagaalka la galeen Al Shabaab,uuna ahaa mid qorshaysan oo ay hab Milatari ku abaareen.

Taliye Xasan Baydhabo ayaa sheegay in ay Askar badan kaga dileen Alshabab dagaalka ay la galeen ayna sii wadayaan tan iyo inta ay kasoo afjarayaan dageenada ay kaga sugan yihiin gobolkaasi.

Deegaanada ay Ciidamada Dowladu ay la wareegeen ayaa waxaa kamid ahaa sida uu sheegay taliye Xasan Baydhabo Goodis, Goorisamo, Buulobarako, Dhaaloow, kuwaasi oo hoostaga degmooyinka Baydhabo iyo Diinsoor ee Gobolka Bay.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos