Banner
Tuesday, February 19 2013

SAWIRO : Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Masuul ka tirsan Baarlamanka Maraykanka.

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ) : Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay masuul ka socday baarlamanka dalka Mareykanka kaas maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan ayaa uga warbixiyay Cetalisan xaaladaha ka jira dalka iyo horumarada ay dowladiisu sameysay bilihii la soo dhaafay iyo qorshayaasha horumarineed xiligan ay Soomaaliya damacsan tahay. 

Mr Cetalisan ayaa sheegay in Mareykanku uu diyaar u yahay in uu gacan ka geysto hormarinta Soomaaliya ayna la garab istaagayaan dowlada taageerada ay u baahan tahay si ay u gaarto halka ay hiigsanayso.

Ujeedka socdaal ee masuulkani ayaa lagu sheegay in ay tahay u kuurgalida xaalada soomaaliya,iyadoona dhowaan Maraykanku uu soo celiyay xiriirkii Diblomaasi ee horay ugala dhexeeyay labada dal kahor inta aanay burburin dowladii dhexe ee Soomaaliya.

DSC04760

DSC047671

DSC04771

 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos