Banner
Tuesday, February 19 2013

SAWIRO : Dalada Culimada Al ictisaam oo ku eedeeyay Alshabab dilkii Sheekh Cabdu qaadir Nuur Faarax.

Written by Admin

Garowe ( SPR ) : Shir Jaraa id oo ay maanta saxaafada ugu qabteen Garowe culimada Al ictisaam ayay ugu warbixiyeen Bayaan  ilaa 10 qodob gaaraya oo ay kasoo saareen dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Cabdu qaadir Nuur Faarax oo ay ku eedeeyeen in ay ka dambeeyeen Alshabab.

Qodobada ku qoran bayaanka ay Culimada Al ictisaam ayaa soo saareen ayaa waxaa ka mid ah in  dilalka Al shaabaab ay gaysanayaan aysan jirin meel ay kasoo gali karto jihaadka ay sheeganayaan in ay farayso Diinta islaamka.

Shiikh Axmad Cabdi samad oo akhrinayay bayaanka ay kasoo saartay culimada dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Cabdu qaadir Nuur faarax ayaa sheegay in ay isku dambi yihiin kan wax dila,kan qariya iyo kan dhaqaalaha ku bixiya,iyadoona uu tilmaamay in muhiim tahay sidii hal meel looga soo wada jeesan lahaa falalka foosha xun ee ay kooxda Alshabab kula kacayaan shacabka sida uu hadalka u dhigay.

xus4

xus

xus1

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos