Banner
Saturday, February 02 2013

DHAGAYSO : Madaxweynaha Puntland oo ka digay majaraha habaabin in lagu sameeyo dilka Suldaan Muuse Faarax ( Muuse Onkod ) .

Written by Admin

Garowe ( SPR ) : Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka tacsiyeeyay geeridii Allaha u naxariistee Suldaan Muse Faarax ( Muuse Onkod ) oo ay
kooxo hubaysani maanta ku toogteen gudaha Magaalada Boosaaso.

Madaxweyne Faroole ayaa ka digay in dilka Allaha u naxariistee Suldaanka aan
waji kale loo yeelin,isagoona sheegay kooxaha nabad diidka ah oo uu falkaasi
ku tuhmay in ay ka faa iideysan karaan dilka suldaanka.

Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in uu jiro raad ay hayaan oo ku aadan cidii
gaysatay dilka suldaanka sidaasi daraadeedna la sugo baaritaanka ay ciidanku
wadaan.

Maanta ayay ahayd markii ay kooxo hubaysan oo sida ay dad goob joogayaal ah
sheegeen ku labisan dareeska ciidanka ay dileen Suldaanka,iyadoona dhacdadani
ay noqonayso tii ugu horaysay oo mudooyinkaan ka dhacda gudaha Boosaaso.

HALKA KA DHAGAYSO CODKA MADAXWEYNAHA
Download

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos