Banner
Saturday, February 02 2013

DHAGAYSO : Xildhibaanad Sacdiyo Carays oo lagu soo dhoweeyay Boosaaso.

Written by Admin

Boosaaso ( SPR ) : Xaflad ka dhacday Hoolka Shirarka ee Xaruna Gobollka Bari ayna kasoo qayb galeen,Wasiirka Amniga ee Puntland,Maamulka gobolka,kan degmada,Nabadoono iyo qaar kamid ah haweenka Degmada Boosaaso ayaa lagu soo dhoweeyay Xildhibaan Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe oo kamid ah Xildhibaanada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Amniga ee Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in ay farxad u tahay in ay soo booqato Xildhibaan Sacdiyo oo iyadu kasoo jeeda deegaanka garatayna in wakhtigeedii fasaxa ee baarlamanka ay uga faa iideysato in ay kasoo xog waranta xaalka iyo ra yiga ay qabana shacabka Puntland.

Qaar kamid ah waxgaradkii iyo Masuuliyiintii ka hadlay munaasabadii lagu soo dhoweynayay xildhibaanad sacdiyo caraysi ciise ayaa  u gudbiyay xildhibaanada aragtiyo ay ka qabaan Maamulka xiligani ee dowlada federaalka,gaar ahaan dhismaha Maamul ee Federaalka iyo xaq soorida gobolada soomaaliya.

Xildhibaanad Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe ayaa mahadcelin kadib sheegtay u jeedkeeda imaanshiyaha Puntland ee wakhtigani in uu yahay in ay kasoo war hesha xaalka dadka ay kasoo jeedo,ayna socdaalo ku kala bixin doonto deegaanada kala duwan ee Puntland.

Socdaalka Xildhibaanad sacdiya ee Puntland ayaa imaanaya xili Baarlamanka Federaalka Soomaaliya uu galay fasax,iyadoona xildhibaanada Baarlamanka qaar kamid ah ay fasaxooda safaro ku kala bixinayaan deegaanada ay kasoo jeedaan si ay u helaan xogta dhabta ah ee deegaanka laga soo doorto ka jira.

Halkan ka dhagayso Codka Xildhibaanada

Download

 


Xaflad ka dhacday Hoolka Shirarka ee Xaruna Gobollka Bari ayna kasoo qayb galeen,Wasiirka Amniga ee Puntland,Maamulka
Gobolka,kan degmada,Nabadoono iyo qaar kamid ah haweenka Degmada ayaa lagu soo dhoweeyay Xildhibaan Sacdiyo Carays
Ciise Kaarshe oo kamid ah Xildhibaanada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

 

Wasiirka Amniga ee Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in ay farxad u tahay in ay soo booqato Xildhibaan
Sacdiyo oo iyadu kasoo jeeda deegaanka garatayna in wakhtigeedii fasaxa ee baarlamanka ay uga faa iideysato in ay kasoo xog waranta xaalka
iyo ra yiga ay qabana shacabka Puntland.

 

Qaar kamid ah waxgaradkii iyo Masuuliyiintii ka hadlay munaasabadii lagu soo dhoweynayay xildhibaanad sacdiyo caraysi ciise ayaa
u gudbiyay xildhibaanada aragtiyo ay ka qabaan Maamulka xiligani ee dowlada federaalka.

 

Xildhibaanad Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe ayaa mahadcelin kadib sheegtay u jeedkeeda imaanshiyaha Puntland ee wakhtigani.

 

Socdaalka Xildhibaanad sacdiya ee Puntland ayaa imaanaya xili Baarlamanka Federaalka Soomaaliya uu galay fasax,iyadoona xildhibaanada
ay qaar kamid ah ay fasaxooda safaro ku kala bixinayaan deegaanada ay kasoo jeedaan.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos