Banner
Friday, February 01 2013

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay Dagaal ka dhacay Beledweyne.

Written by Admin

Beledweyne ( SPR ) : Fariisimo ay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom ee Gobolka Hiiraan ay ku leeyihiin galbeedk Magaalada Beledweyne gaar ahaan xaafada Howl wadaag ayaa weerar xoogan ay kusoo qaadeen Ciidamo ka tirsan Alshabab.

Tawane Axmed oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay khasaare xoog leh ku gaarsiiyeen dagaalka Ciidankii Alshabab ee weerarka soo qaaday,sidoo kalana ay ka carareen sida uu sheegay Taliyuhu ilaa 12 Mayd ah oo ka tirsanaa Alshabab.

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Hiiraan Axmed Inji ayaa Warbaahinta u sheegay in dadka ku dhintay dagaalkii ay ku jireen Saraakiil sare oo ka tirsan Alshabab ayna saxaafada usoo bandhigi doonaan.

Ciidamada Amisom ee ka socda dalka Djabouti ee fariisinka ku leh Beledweyne ayay noqonaysaa markii ugu horaysay oo weerar lagu soo qaado deegaankaasi tan iyo intii ay halkaasi soo gaareen.

 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos