Banner
Thursday, January 31 2013

DAAWO SAWIRADA : Urur siyaasadeedyada Puntland oo saxiixay Xeerka iyo Habdhaqanka Ururadaasi.

Written by Admin

Garowe ( SPR ) : Lixda Urur siyaasadeed ee Puntland ayaa si rasmi ah qalinka ugu duugay Xeerka habdhaqanka ururada siyaasada Puntland,ayna goob joog ahaayeen madaxda iyo wakiilada Ururada kala Horseed,Midnimo,Wadajir,Udad,Horucad,PDP.

Kulanka lagu saxiixayay xeerkani ayaa lagu qabtay xarunta PDRC ee Magaalada Garowe,Waxaana goob joog ahaa Madaxweynaha Puntland,Ku xigeenkiisa oo ka socday Ururka Horseed iyo Madaxda kala ee Ururada siyaasada Puntland.

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Maxamed Xasan Barre ayaa sheegay in guddiga doorashu ay diyaariyeen xeerka Habdhaqanka Urur siyaasadedyada si hawsha u noqoto mid socota,isagoona ka warbixiyay heerarkii kala duwan ee ay soo martay shaqada hirgalinta Ururada iyo Xeerarkooda.

Dr Saadiq Eenow oo ah gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Midnimo ayaa guddiga doorashada ka codsaday inay dhex dhexaad u noqdaan ururada siyaasadda,ayna ka dhabeeyaan himiladii loo asaasay ee ay u balanqadeen shacaka reer Puntland si loo gaaro miro dhalka halka la hiigsanayo.

 

IMG 3295 1

IMG 3251 1

IMG 3249 2

IMG 3230 1

IMG 3235 1

IMG 3246 2

 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos