Banner
Sunday, January 27 2013

DHAGAYSI+SAWIRO : Isimada Puntland oo marti qaad u sameeyay Wafdi ka socda Gaarisa iyo Jubooyinka.

Written by Admin

Boosaaso ( SPR ) : Isimada dowlad goboleedka Puntland ayaa marti qaad u sameeyay Wafdi ka socda dalka Kenya iyo Jubooyinka oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Degmada Gaarisa iyo Gudoomiyaha Maamul u samaynta Jubooyinka kuwaasi oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa deegaanada
Puntland.

Kulanka Martiqaadka ayaa ka dhacay Hotel Juba ee Magaalada Boosaaso,iyadoona Isimada iyo wafdiga ka socda Gaarisa iyo Jubooyinka ay shir albaabadu u xiran yihiin ay yeesheen iyadoona markii uu soo dhamaaday kulankooda ay Isimadu gudoonsiiyeen
Wafdiga Hadiyado ka turjamya dhaqanka iyo wax soo saarka Puntland.

Suldaan C/laahi Saalax Jeenicade ayaa warbaahinta uga warbixiyay kulankii gaarka ahaa ee ay wada qaateen wafdigii ka socday Kenya iyo Jubooyinka ee ay martiqaadka u sameeyeen,waxaana uu ku tilmaamay in uu ahaa kulan aad u weyn oo labada dhinac ay isla afgarteen waxyaabihii ay ka wada hadleen.

DSC02272
Suldaan C/laahi Saalax Jeenicad


Download

Arimaha ay labada dhinac ee Isimada iyo wafdiga kale ka wada hadleen ayaa la sheegay in ay kamid ahayd Arimaha Jubooyinka oo ay Isimadu sheegeen in haatan dhismaheedu uu meel fiican marayo ayna ku howlan yihiin sidii wada jir looga wada shaqayn lahaa.

Wafdiga ka socda Gaarisa iyo Jubooyinka ayaa todobaadkii ugu dambeeyay ku sugnaa Deegaanada Puntland iyagoona booqasho ku tagay deegaanada kala duwan ee Maamulka Puntland.

DSC02249

DSC02266

DSC02264

DSC02263

 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos