Banner
Sunday, January 27 2013

DHAGAYSO : Dowlada Federaalka oo ka hadashay Xariga Agaasimihii Guud ee Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federaalka.

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ) : Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Xariga Agaasimihii guud hore ee Wasaarada Waxbarashada Muuse Faarax Xayd iyo wiil uu dhalay,iyadoona ay sheegeen in xariga Agaasimahaasi uu yahay mid ku salaysan musuq maasuq iyo isdaba marin.

Wasiirka Arimaha Bulshada Federaalka oo ay hoostimaado Wasaarada Waxbarashada Drs Maryan Qaasim ayaa warbaahinta u sheegtay waxyaabaha uu u xiran yahay Agaasimaha iyo wiilka uu dhalay ay tahya is daba marin deeqihii waxbarasho ee laga helay dalka Turkiga,waxaana soo dacweeyay ayay tiri dadweyinihii ay lavagaha ka qaateen.

Wasiiradu waxaa ay diiday Masuuliyad ay Wasaaradoodu ku lahay Xariga Agaasimaha,iyadoona sheegtay in iyagu ay la dagaalamayaan Musuq maasuq hase ahaatee aanay xiligan jirin cid ay iyagu xireen.

Download

Dowlada Cusub ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la dagaalamayso Musuq maasuqa waxaana horay loogu eedeyn jiray Dowladihii ka horeeyay in uu hareeyay Musuq Maasuq taasi oo ay dowladani ka fogaanayo in ay ku lug yeelato.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos