Banner
Tuesday, January 01 2013

Augustina Mahiga oo sheegya in sanadka cusub uu Xafiiskiisa si toos ah uga howl gali doono Muqdisho.

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ) : Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha siyaasada ee Soomaaliya Augustina Mahiga ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay soomaaliya sanadii lasoo dhaafay ,Waxaana uu sheegay Soomaaliya in ay horumaro dhinacyo badan ah ay sanadkii tagay ku talaabsatay.

Arimaha horumarka ee Mahiga sheegay in lagu talaabsaday ayaa waxaa kamid ha dhisitaankii Baarlamanka Soomaaliya bishii August ee sanadkii lasoo dhaafay,Ansixintii dastuurka ,Doorashooyinkii madaxtinimada iyo guulihii kala duwan ee ay gaareen ciidamada dowlada gaar ahaana goboladii soo galay gacanta dowlada.

Dowladaha Gobolka iyo Ciidamada nabad ilaalinta Amisom ayaa Mahiga uga mahadceshay guulihii ay ka gaareen la dagaalanka Alshabab,gaar ahaana sida ay Ciidamada Afrikaanka ah ay naftooda ugu hureen xoriyad u helitaanka soomaaliya,gaar ahaan sifaynta Alshabab.

Mahiga Waxaa uu sheegay qorshahooda sanadka cusub in uu yahay mid ay xafiiskooda siyaasadeed ay ugu soo rarayaan soomaaliya si rasmi ah si ay uga shaqo bilaabaan xarunta caasimada soomaaliya ee Muqdisho.

Comments 

 
0 #1 andyscort 2013-01-09 02:41
Joining him on the list, and equally expected Clip In Human Hair Extensions and Clip on Bangs
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos