Banner
Tuesday, January 01 2013

UGUB oo laga reebay Urur siyaasadeedyada Puntland ee soo baxay iyo Gudoomiyaha Ururkaasi oo cambaareeyay Dowlada.

Written by Admin

Boosaaso ( SPR ) : Maamulka Urur siyaasadeedka UGUB ayaa ka hadlay ka reebitaanka Ururkooda,Ururada Siyaasadeed ee soo baxay,gaar ahaana ay shaaciyeen gudiga doorashooyinka Puntland.

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka UGUB Maxamuud Siciid Nuur dabayl ayaa ku tilmaamay Mu aamarad ay ka dambayso Dowlada Puntland ka reebitaanka Ururkooda,Ururada Siyaasadeed ee kasoo baxay Shuruudihii ay Gudiga doorashooyinka ay soo diyaariyeen.

Dabayl ayaa sheegay in jawaab cad ay ka bixin doonaan reebitaanka Ururkooda,Waxaanu ku eedeeyay Dowlada Puntland in ay qaabkii qabiilka ee laga gudbi lahaa ay ku dhaqmayso.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka dowlada iyo gudiga doorashooyinka oo ku aadan reebitaanka Urur siyaasadeedka UGUB oo ay Maamukiisu sheegeen in ay buuxiyeen shuruudihii laga rabay.

Maalintii shalay ayay ahayd markii ay gudiga doorashooyinka ay shaaciyeen Ururada siyaasadeed ee kasoo baxay shuruudihii laga rabay waxaana kamid ah Ururada soo baxay 1: Horseed,2: Hormarin iyo Cadaalad (HorCad),3: Midnimo,4: Ururka Dimuqraadiyada Puntland (PDP),5: Wadajir, 6: Ururka Dadka Puntland (UDAD).

Comments 

 
0 #3 andyscort 2013-01-09 02:41
Lincoln" director predictably made it one more with a notice Short Wigs and Clip In Hair Extensions
Quote
 
 
0 #2 mahamoud 2013-01-02 08:03
Salaan . bacda salaan sxb , waxaas xun ee ka buuxa sxb iska saar iyo diciifnimada aad wado meesha waa maamulkiisii xagee ka aada sxb oo aad u wadaa.... miskiinimada hala iman meesha iyo liidnimadaas sxb mahamoud siciid nuur . waxa uu xaq u leeyahay waa helayaa mj reerna meesha malaha ee waa mamul harti ninkii cararana isagaa ku dhib qaba sxb mahad sanidin dhaman
Quote
 
 
0 #1 sanaag 2013-01-01 16:54
adeer meshu mj ayaa leh iska soo tag walaahi waan qoslaye puntiland waa bosaaso iloo xafada mudug mj ka degaan yaa ku yiri puntland sanaag ayee ka taliysaa hadii puntland sanaag ka taliso faroole qardho iyo camro waa tagaa dhahar maxuu u tagi wayeye war meshu waa xero majerdheen nafta la soo baxso!! leelkase tashay dhulbahate tashaye maxaa adiga ka rabey dantaaga garato bosaaso xoog ku jooga dhulkaaaga dhiso waa iga talo!!
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos