Banner
Thursday, December 13 2012

Akhriso : Liiska Magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada Cusub.

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ) : Raysal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa soo dhamaystiray Wasiirada Xukuumadiisa,Waxaana halkan idiinku doo gudbinaynaa Magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada la magacaabay.

Wasiiru Dowlayaasha

1-Cabdi Farax C/qadir -- Wasiiru dowlaha madaxtooyada

2-Dr Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha arimaha dibada

3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha

4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyada

5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

Magacyada Wasiira ku xigeenada oo ilaa 20 gaaraya

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Arimaha Dibada

1-Eng maxamed Aadan Axmed

2 Jamaal Axmed Barrow

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Arimaha Gudaha

1 Xasan Ibraahim Maxamed

2 Jaamac Axmed Maxamed

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Maaliyada

1 Maxamed Xasan Aadan

2 Abuukar Xasan Cali

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Horumarinta iyo Adeega Bulshada

1 Bashiir Maxamed jaamac

2 Maxamuud Macalin Yaxye

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Cadaalada

1 Fahmo Axmed Nuur

2 Xasan Maxamed Jimcaale

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Howlaha Guud iyo gaadiidka

1 Nadiifo Maxamed Cusmaan

2 Cali Shekh Maxamed

Wasiiro ku xigeenada Wadaarada Khayraadka Dalka

1 Siciido Xasan Cusmaan

2 C/raxmaan Maxamed Geedi

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Gaashaandhiga


1 Axmed Maxamed Maxamuud

2 C/raxman kulmiye Xirsi

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Ganacsiga

1 C/qadir Sheekh Ismaacil

2 Maxamed Cali Xagaa

Wasiiro ku xigeenada Wasaarada Warfaafinta

1 C/shakuur Cali Mire

2 Ibraahim Isaaq Yaroow

Comments 

 
0 #2 ammny 2012-12-21 21:51
Set to air on April 14, this is the Pitch Perfect star’s first time hosting Human Hair wigs and curly wigs
Quote
 
 
0 #1 jimcaale guuleed 2012-12-14 01:30
aad ayaan u soo dhaweynyaa maamulkan cusub ,waxaana u rajeynayaa guul ,runtii rag aad u qiimo badan ayaa ku jira , oo uu ka mid yahay halyeyga weyn prof jamal barrow oo ahaa maskaxdii ka dambeysay aasaasitaanka xisbiga PDP , waana rugcadaa khibrad weyn u leh maamulka , sidoo kale sxbadiis la magacacaabey soo dhawaada , dalka idinkaa u maqacan , dadkana idinkey idin dhowrayaan .
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos