Banner
Thursday, December 13 2012

Dowlada Kenya oo ka digtay Qaraxyo dalkeeda ka dhaca Sanadka cusub.

Written by Admin

Nairobi ( SPR ) : Dowlada Kenya ayaa ka hadashay Adkaynta Amaanka Dalkeeda Xili ay dhowdahay dabaal degyada ay dadka haysta Diinta Krishtanka ay u sameeyaan Sanadka cusub,Waxaana ay ka digtay weeraro Argagixiso oo dalkeeda ka dhaca.

Dowlada Kenya ayaa xustay in ay heleen laamaha sirdoonka dalkeeda warar ku aadan weeraro ay Alshabab iyo Al qacida ay ku damacsan yihiin in ay ka fuliyaan Kenya bilowga sanadka cusub,gaar ahaana xiliyada ay Dabaal degyadu socdaan.

Mid kamid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay qabteen ilaa 10 qof oo doonayay in ay weeraro Argagixiso ka fuliyaan gudaha Dalka Kenya,laguna qabtay Magaalada Gaarisa.

Kooxda la qabtay ayaa la sheegay in ay doonayaan weeraro Argagixiso oo ay ka fuliyaan gaarisa,gaar ahaana maalinta Madaxbanaanida wadankaasi.

Dalka Kenya ayaa noqday mid u nugul qaraxyada iyo weerarada lagu beegsanayo ciidamadooda iyo Saraakiisha dalkaasi,Waxaana ay Dowlada Kenya ay sheegtay in ay beegsanayso cid kasta oo ay ku tuhunto in ay ku lugu leeyihiin Argagixiso.

Dadka Soomaalida ee Dalka Kenya ku dhaqan ayaa noqday ugu ay baqdin badan soo wajahday,maadaama ay Dowlada Kenya ay inta badan la xiriiriso cida ay qabanayso Alshabab.

Alshabab waxaa ay horay hanjabaadyo ugu dirtay Dowlada Kenya,gaar ahaana in ay kaga Aargudanayso weerarkii ay Ciidamadeeda kusoo qaadeen gudaha dalka Kenya.

Dowlada Kenya ayaa ka hadashay Adkaynta Amaanka Dalkeeda Xili ay dhowdahay dabaal degyada ay dadka haysta Diinta Krishtanka ay u sameeyaan Sanadka cusub,Waxaana ay ka digtay weeraro Argagixiso oo dalkeeda ka dhaca.

Dowlada Kenya ayaa xustay in ay heleen laamaha sirdoonka dalkeeda warar ku aadan weeraro ay Alshabab iyo Al qacida ay ku damacsan yihiin in ay ka fuliyaan Kenya bilowga sanadka cusub,gaar ahaana xiliyada ay Dabaal degyadu socdaan.

Mid kamid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay qabteen ilaa 10 qof oo doonayay in ay weeraro Argagixiso ka fuliyaan gudaha Dalka Kenya,laguna qabtay Magaalada Gaarisa.

Kooxda la qabtay ayaa la sheegay in ay doonayaan weeraro Argagixiso oo ay ka fuliyaan gaarisa,gaar ahaana maalinta Madaxbanaanida wadankaasi.

Dalka Kenya ayaa noqday mid u nugul qaraxyada iyo weerarada lagu beegsanayo ciidamadooda iyo Saraakiisha dalkaasi,Waxaana ay Dowlada Kenya ay sheegtay in ay beegsanayso cid kasta oo ay ku tuhunto in ay ku lugu leeyihiin Argagixiso.

Dadka Soomaalida ee Dalka Kenya ku dhaqan ayaa noqday ugu ay baqdin badan soo wajahday,maadaama ay Dowlada Kenya ay inta badan la xiriiriso cida ay qabanayso Alshabab.

Alshabab waxaa ay horay hanjabaadyo ugu dirtay Dowlada Kenya,gaar ahaana in ay kaga Aargudanayso weerarkii ay Ciidamadeeda kusoo qaadeen gudaha dalka Kenya.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.

Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos