Banner
Monday, December 10 2012

SAWIRO+VIDEO : Madaxweynaha Puntland oo Booqday Garoonka Boosaaso.

Written by Admin

Boosaaso ( SPR ) : Masuuliyiin uu horkacay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole,
Madax ka socota Hay ada Horumarinta u qaabilsan UN-ka,Wasiiro,Ganacsato
Odoyaal dhaqameed iyo Wax garad kale ayaa booqday Garoonka Boosaaso
oo laga bilaabayo Dayactir iyo Dhisme cusub oo uu garoonku yeesho.

Madaxweynaha Puntland ayaa uga mahadceliyay Dowlada Talyaaniga
dowrka ay ka ciyaarayso dhismaha garoomada Puntland,iyadoona
Talyaanigu ay bixinayaan dhaqaalaha ku baxaya,wakiilna ay u tahay
Hay ada Horumarinta UN-ka.

DSC02087

Masuul ka socday Dowlada Talyaaniga oo lagu magacaabo Injineer sopeh
ayaa uga mahadceliyay shacabka iyo dowlada Puntland imaatinkooda,waxaana
uu garoonka Boosaaso uu sheegay in uu yahay mid dowr weyn ka ciyaaraya
Horumarinta Dhaqaalaha iyo tan bini aadanimo.

DSC02077

Xuseen Ciid oo ku hadlayay magaca ganacsatada ayaa dhankooda sheegay
in ay ka qayb qaadanayaan horumarinta dhismaha garoonka,cida ka faa iideysanaysa garoonka
ay iyagu yihiin.

DSC02057

DSC02060

DSC02063

DSC02068

DSC02069

DSC02070

DSC02074

DSC02083

DSC02081

 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos