Banner
Sunday, December 09 2012

Nelson Mandela oo la geeyey cisbitaal.

Written by Admins
Pretoria(SPR):- Madaxwaynihii hore ee dalka Koonfur Africa Nelson Mandela ayaa la geeyey cisbitaal ku yaal magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Africa si loola tacaalo xaaladdiisa caafimaad."Xaaladda Mandela way wanaagsan tahay." Waxaana ay kooxda dhakhaatiirtu noo muujiyeen farxad, ka dib markii ay si fiican ula tacaaleen xaaladda madaxwaynaha aanu aadka u jecelnahay ee dalka Koonfur Afrika usoo hoyoy diimuqaariyadda iyo dawladnimada." waxaa yiri madaxwaynaha dalka Jacub Zuma shalay Sabtidii. Nelson Mandela, oo da'diisa lagu sheegay 94-sano, ayaa 27-sano ku soo laqay xabsi ku yaal dalka, kadib markii uu bilaabay dagaalkii dheeraa uu waddanka kaga xoreynaayey dadka Caddaanka ah. Mandela waxa uu noqday madaxwaynaha dalka sanadkii 1994, afar sano ka dib markii laga soo daayey xabsiga.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos