Banner
Saturday, December 08 2012

DHAGAYSO : Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay qaraxii Islii iyo safarkisii Turiga oo uu ka warbixiyay.

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ) : Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi
Xili uu maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho,kadib safar maalmo
qaatay oo uu ku tagay wadanka Turkiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa cambaareyn dusha uga tuuray kooxihii fuliyay
weerarkaasi,waxaana uu ku tilmaamay in ay yihiin kooxo diidan taageerada
ay Kenya siinayso Soomaaliya.

Halkan ka dhagayso Codka Madaxweynaha ee uu Qaraxa Islii ku cambaaraynayo

Download

Madaxweynuhu waxaa uu tacsi uga diray Dowlada iyo Shacabka Kenya Qaraxaasi
gaar ahaana dadkii ku waxyeeloobay oo Ehelkoodii kuwii dhintay iyo kuwii dhaawacmay ba
uu uga tacsiyeeyay.

Sababaha ay dhibaatadu u gaarayso,gaar ahaan qaraxyada ay Kenya uga dhacayaan
ayaa Madaxweynuhu ku sheegay in ay tahay Maxaad Soomaaliya u saacidaysaan ama
u taageeraysaan.

Dhanka kale Madaxweynuhu waxaa uu ka warbixiyay safarkiisii dalka Turkiga
oo uu sheegay in ay marti qaad ka heleen Madaxweynaha Jamhuuriyada Turkiga
oo marti qaad rasmi ah u fidiyay dowladooda.

Halkan ka dhagayso Codka Madaxweynaha ee uu Safarka Turkiga uga warbixinayo

Download

Safarka uu Turkiga ku tagay ayaa Madaxweyne Xasan sheekh waxaa uu ku tilmaamay
in uu ahaa mid muhiim u ah Soomaaliya iyo Xiriirka labada dal ee Turkiga iyo Soomaaliya
waxaanu soo gaarnay ayuu yiri Madaxweynuhu heshiisyo Taariikhi ah.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos