Banner
Friday, December 07 2012

Booliska Nairobi oo ka hadlay Qarax Bam oo sababay Dhimasho iyo Dhaawaca Xildhibaan Yuusuf Xasan.

Written by Admin

Nairobi ( SPR ) : Ilaa 3 qof ayaa ku dhintay tobonaan kalana waa ay ku dhaawacmeen Qarax Bam gacmeed oo lala eegtay Shacab iyo Masuuliyiin ku sugnaa Masjidka Alhidaya ee Xaafada Islii Salaadii cishe kadib,iyadoona ay goobta ka baxsadeen kooxihii weerarka Bam gacmeedka fuliyay.

Xildhibaan Yusuf Xasan oo ah mudane laga soo doorto degmaga Kamakunji ee magaalda Nairobi, ayaa ku dhaawacmay qarax bam gacmeedka,iyadoona dhaawacyo ay kazoo gaareen Lugaha iyo gacmaha.

Moses Ombati,Taliyaha Ciidamada Booliska ee Magaalada Nairobi oo shir jaraa id ku qabtay goobta ay wax ka dhaceen ayaa sheegay qaraxani in uu ka duwanaa kuwii horay uga dhici jiray Nairobi ayna wadaan baaritaano ku aadan Qaraxa.

Xaafada Islii oo ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa mudooyinkii u dambeeyay waxaa soo kordhayay cabsida ay dadka soomaalida ah ay qabaan xili ay kordhayso folal Amaanka lidiga ku ah ee ka dhacaya xaafadaasi

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos