Minneapolis (SPR): Barnaamijka ma ogtahay waa barnaamij aalaaba aad ka dhageysataan idaacada Somali Public Radio barnaamijkan oo ah banraamij cilmi kororsi ah isla markaasina aynu kusoo bandhigno aqoon guud.
Barnaamijka todobaadkan waxaa kusoo qaadanaynaa aqoon isugu jirta tan Diini, Cilmiga Xaywaanka iyo Cayayaanka, Taariikhda Caalamka, iyo wixii la mid ah.
Barnaamijka waxaa wada daadinaya Saalax Doonyaale iyo Baarliin Cabdisalaan.
HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA






