Banner
Friday, December 07 2012

DHAGEYSO: Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aan la yeelanay Qaraaga Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax

Written by Khadra Abdalla
DHAGEYSO: Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aan la yeelanay Qaraaga Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax Nuradin Farah: Photo by Mohamud Mumin

Minneapolis (SPR): Waxaa gobolka Minnesota ku sugnaa qoraaga weyn ee Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax isagoo haatan wax ka dhiga Jaamacada University of Minnesota isla markaasina ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo qoraalo badan horey u qoray. 

Qoraaga ayaa wuxuu ku dhigayaa masraxiyad uu isaga qoray gobolka Minnesota maalmaha kala ah Jime December 07, 2012 iyo Sabti December 08, 2012.

Mudane Nuuradiin Faarax ayaa waxaan ka wareysanay taariikh nololeedkiisa, taariikhdii qoraalkiisa, iyo waliba aragtida uu ka qabo arimo badan oo ay Soomaalidu is weydiiso sida kuwa quseeyo kala duwanaanshaha Xijaabka ay haweenku hagaagtaan iyo waliba dhaqanka Soomaaliyeed.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA

Download

HALKAN RIIX OO KU DHAGEYSO MP3

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos