Banner
Thursday, December 06 2012

Golaha Wasiirada Dowlada Soomaaliya oo kulan ay ku yeesheen Muqdisho go aamo ka soo saaray.

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ) : Shir ay Golaha Wasiiradda ku yeesheen Muqdisho ayay uga hadleen Dhoofka Xoolaha,ka ganacsiga Hubka iyo Dharka Ciidamada oo uu Goluhu isku raacay in la mamnuuco ka ganacsigooda,masuuliyada soo dajintoodana ay yeelan karto oo kali ah Dowlada

Shirkani ay yeesheen Golaha Wasiirada ayaa waxaa shir-guddoominayey Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ,Waxaana ugu horayn uu Raysal wasaaruhu ka warbixiyey booqashadii uu ku tagay Duleedka Muqdisho,gaar ahaana uu ugu kuur galayey xaalada Amniga iyadoona ay jireen weeraro Madaafiic ah oo maalin kahor lagu qaaday Madaxtooyada.

Golaha ayaa isku raacay in la sameeyo gudi ka kooban 5 Wasiir oo kala shaqeeya gacanstada dhoofisa Xoolaha sidii ay ugu fududaan lahayd howla hooda shaqo. Waxaana gudigaas ka mid ah Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Howlaha Guud, Wasiirka Ganacsiga iyo Wasiirka Khayraadka Dalka.

Golaha Waxaa uu sidoo kale  isku raacay in aan laga ganacsan karin
qalabka ciidamadda sida, Hubka noocyadiisa kala duwan iyo dhamaan qalabka ay Ciidamadu isticmaalaan.

 

golaha wasiirada 3

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos