Banner
Tuesday, December 04 2012

DAAWO SAWIRO : Buracad Badeed laga soo dajiyay Garoonka Boosaaso.

Written by Admin

Boosaaso (SPR) : Dowlada Puntland ayaa la wareegtay ilaa 5 Maxbuus oo Burcad badeed
   Soomaali ah,kuwaasi oo Diyaar Khaasad ah ay ka soo qaaday Sycheles
   oo ahayd goobtii lagu xukumay.

   Burcad badeedan ayaa Xabsi ilaa 20 sano gaaraya ay kusoo xukuntay
   Maxkamad ku taala Dalka Sycheles,iyadoona Mudada xabsigooda ka
   dhiman ay ku qaadan Gudaha Puntland.

   Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dekedaha,Gaadiidka Bada iyo la dagaalanka
   Burcad badeeda Maxamed Ciise Lacle oo ka hadlay goobtii Maxaabiista
   laga soo dajiyay ee Garoonka ayaa ku canaantay Dhalinyaradii Burcad
   badeeda ee la keenay in ay Yimaadeen Ciidii ay ku caasiyeen,iyadana
   haatan lagu xirayo.

   Taliyaha Ciidamada Booliska Gen Cali Nuur ayaa sheegay Maxaabiistani
   in ay qayb ka yihiin kuwo kale oo dalalka shisheeye laga keenayo,aanayna
   u kala soocoyan Deegaan,laguna xiri doono xabsiyo loo diyaariyay oo
   ku yaal Gudaha Puntland.

   Qaar kamid ah Dhalinyardii Burcad badeeda ayaa sheegay dhankooda in ay
   ku farax sanyihiin in ay dib ugu soo laabtaan Dalkooda,ayna dalbadeen
   iyagu in wadankooda lagu xiro,ayna jecel yihiin in Ciida dalkooda
   Hooyo lagu Aaso.

 

vlcsnap-1980-01-04-01h21m51s172

vlcsnap-1980-01-04-01h21m57s233

vlcsnap-1980-01-04-01h22m01s11

vlcsnap-1980-01-04-01h22m05s50

vlcsnap-1980-01-04-01h22m12s121

vlcsnap-1980-01-04-01h22m41s153

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos