Banner
Monday, December 03 2012

DAAWO SAWIRO: Ururka Haylaan Society Development Oo Shir Kusaabsan Horumarinta Gobolka Haylaan Qabtay

Written by Admin

Bosaaso (SPR): Waxaa jimcii ka dhacday hotelka juba ee magalada Bosaso xaflad lagu taagerayo harumarinta bulshada haylaan, waxaa xafladaa soo qaban qaabiyay Xarunta Horumarinta Bulshada Haylaan( Haylan Development society center) oo ay ku bahoobeen dhaliyaro & hoyooyin aqoonyahanin ah , waxaa xaflada kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan oo isugu jira aqoonyahaniin, culimo, ganacsato,hoyooyin iyo waliba dhalinyaro.

Ujeedka ama gogoldhiga xafladani waxay ahayd laba arimood oo kala ah, in kasoo qayb galayaasha loo sharaxo ujeedada iyo shaqada loo asaasay xarunta horumarinta bulsha haylaan, iyo tankale oo ahayd in kasoo qayb galayaasha lagu dirdirsiiyo ka qayb qaadatashada horumarka degaankooda(haylaan).

Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadlay Gudoomiyaha ku meelgaarka xarunta mudane Salad Cige Maxamed oo isagu ku dheeraday sharaxaada ujeedoonyinka xarunta horumarinta bulshada haylaan oo ahaa waxka qabashada baahiyaha asaasiga ah ee ka jira degaanka sida: caafimadka, waxbarashada, nadaafada degaanka, I,w,m sidoo kale gudoomiyuhu wuxuu ku dhiirigaliyay dadki kasoo qayb galay kulanka inay degaankooda waxka qabtaan una soo jeestaan.

Waxaa sidoo kale kalmad ka jeediyay xaflada aqoonyahan Siciid Cismaan maxamed(majakiis) oo sheegay in ay tahay arintani arin aan looga baran dadkeena waana arin cusub waana in loo mahadceliya laguna taagera hawsha ay qabteen dhalinyarada iyo hooyooyinku waana in ugu yaraan la yiraahda waad mahadsantiin, ayuu kusii daray pro: siciid.

Ugu dambeyntii waxaa xaflada kalmad kasoo jeediyay Sheikh Cabdillaahi Cabdi Shabeele oo sheegay in xarunta asaaskeeda ay aad usoo dhawaynayaan ayna tahay fekrad cusub oo waxweyn kusoo kordhinaysa bulshada, shiikhu wuxuu ku booriyay dhalinyarada & hooyoyinka u istagaay waxka qabashada degaankooda inay dadaalka siiwadaan, isku kalsoonadaan sido kalana ay isku duubnaadan, waxaa laga yaaba in ay caqabada ka hor imankaraan.

Dhanka kale cabdillaahi wuxuu dadweynaha madasha fadhiya iyo kuwa ka maqanba ka codsaday inay wakhtigidooda, maalkooda iyo maskaxdoodaba ku bixiyaan ka qayba qaadatasha horumarka degaankooda.

Iskusoo wada duubo xafladi ayaa u dhacday sidii laga filaayay si ka fiican dadki kasoo qayb galay xaflada ayaa ku deeqay lacago fara badan oo wax lagaga qabanaayo harumarinta degaanka sida hospitalka iyo mediyada.

Dhanka kale waxaa isasoo taraya hadal haynta bulshada oo ay ku tilmaamayaan taalabo wanaagsan oo dhanka horumarka loo qaaday asaasisda xarunta horumarinta bulshada haylaan iyo talaaboyinka horumarka leh oo ay qaaday iyada oo xarunta asaaskeedi laga jooga 2 bilood waxka yar lana asaasay 18/Oct/2012 waana xafladii labaad oo ay xaruntu soo qaban qaabiso tii hore oo dhacday 2/Nov/2012.

W/Q. Maxamed Cawil Cabdullaahi

Xiririyaha: Xarunta Horumarinta Bulshada Haylaan. ( Haylaan development society center)

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Hoos Ka Daawo SAWIRO:

h1

h2

h4

h5

h6

h7h8

h9

Comments 

 
0 #14 Reuben 2013-04-19 04:21
it must be very helpful for other ’s reader. Thank you for good blog posting.
biology assignment help | chemistry assignment help | english assignment help | history assignment help
Quote
 
 
0 #13 gall 2013-01-29 21:48
I was so lucky to visit this site I really want to recommend this to everyone cause there to be sure about its content I really love this one thanks for sharing this!
taylormade burner 2.0 irons
Quote
 
 
0 #12 Boorish 2013-01-23 19:49
Maasha allaah waa wax lagu farxaaaa horumarka beesha reerr maakhir slc.
Quote
 
 
0 #11 beats by dr dre 2013-01-04 23:53
Glad to visit your blog, I look forward to more good articles and I think we all like to thank so many good articles, blog to share with us.

beats by dr dre
Quote
 
 
0 #10 hayland hanoolato 2012-12-25 11:35
manshaalah waa wax ad iyo ad loogufarxo horomarka reer sanaag iyo highland manshaalahh waa horumar nookordhay ad bad u mahd santihiin dhmann wixii xafaladaan soo qabqaabiyay oo dhan sii na wada dadlkaad dadlaysaan waa wax laysag daydo bybyby
Quote
 
 
-1 #9 careef 2012-12-14 13:47
HANBALYO HANBALYO AAD BAAD UMAHADSANTAHIIN DHAMAAN IN TI KA SOO SHAQAYSAY IYO INTII KA SOO QAYB GASHAYBA ILAAHAYNA HAYDIIN FDUDUDEEYO ANANA WAAN IDINTAGEERAYNA HAWLAHaAS CULUS OO AAD HAYSAAN
Quote
 
 
+1 #8 Xaawa 2012-12-13 10:38
Aad iyo aad ayaanu u taagee reynaa waxaanu leenahay hambalyo hambalyo dhamaan umadda reer Haylaand. Halkaa kasiiwada dadaalka guul guul guul insha allahu!!
Quote
 
 
+1 #7 adam ciise 2012-12-11 15:13
aad baan ugu mahadcelinayaa dhalinyarada iyo hooyooyinka waxgaradka ah oo aad isugu xilqaamay sidii ay isugu keeni lahaayeen dadka dantoofana uga arinsan lahaayeen. waxaan leeyahay illaahay ha idinku guuleeyo hhowshiina anagana illaahay ha naga dhigo kuwii fahma waxqabadka waxtarka dadkooda aaaammmmmiiin.
Quote
 
 
0 #6 Beer 2012-12-10 07:56
Waxaan jecelnahay Talada walaalaha jecel horumarka Haylaan , taasina waxay noo tahay badbaado ,hor u kac , iyo waxtar muuqda , sababtoo ah soomaalidu wixii horumar ah waa ay mucaaradaan xumayyana mawaydo , fashilkana waa ay ku wiirsadaan ooo waxay dhahaan waa kaa waxaan sheegaynay hada ayaga ayaa awal wax laga wadi wayaay! hadaba walaal fiiri booorka iyo muhiimada uu xanbaarsanyahay ka dibna toosi wixii khaldan , ee ha oran yaa wada iwm .
Quote
 
 
0 #5 xaaaji axmed siciid 2012-12-06 18:19
masha allah waamu rageeraynaa umadii tashata waana u ducaynaynaa on ilahy u hiiliyo rer highland ala ya barik
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos