Banner
Monday, December 03 2012

VIDEO+DHAGAYSI : Munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Boosaaso.

Written by Admin

Boosaaso ( SPR ) : Munaasabadani oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Boosaaso,ayna
soo qaban qaabisay Dowlada Puntland ayaa waxaa kasoo qayb galay
Masuuliyiin uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland,Gudoomiye ku
xigeenka Baarlamanka,Wasiiro,Isimo,Ganacsato,Culimo udiin,Haween
iyo Dadweyne kale oo aad u tira badan.

Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samad Galan oo ugu horayn Munaasabada ka hadlay
ayaa ku sheegay U jeedka Munaasabadani in ay tahay Kadib Safarkii uu Madaxwenuhu
kusoo gaaray Boosaaso in uu shacabka Gobolka uu uga warbixiyo Halka uu dalku
Marayo Siyaasad ahaan iyo Bulsho ahaanba.

cv

Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa ugu baaqay Dadka furanaya
Xisbiyada iyo guud ahaanba shacabka in la dhowro Amniga,nadana laga wada Shaqeeyo.

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Puntland Salaad Xareed Cali ayaa ka hadlay
ka gudbida Nidaamkii Qabiil ee Baarlamanka lagu soo xuli jiray iyo Nidaamka Xisbiyada ee ay
Puntland u gudubtay.

Culimo u diin iyo ganacsato ka hadashay Munaasabada ayaa Madaxweynaha ka codsaday
dhismaha Garoonka Boosaaso iyo sidii looga wada shaqayn lahaa Horumarka Dalka si wada jir ah.

Download

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr,Cabdiraxman Sheekh Maxamed Farole oo khudbad dheer k jeediyey Munaasabada ayaa ka hadlay xaalada Somalia,aalada Puntland dhanka Amaanka ,Dimoqraadiyada,Dhaqaalaha iyo guud ahaan
Horumarka Puntland.

Munaasabada ayaa kusoo gaba gobowday Jawi Farxadeed iyo Balan qaadyo ay Dowlada iyo shacabkii ka
hadlay Munaasabad ay ugu balameen ka wada shaqynta Horumarka Puntland .

cv1

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos