Muqdisho ( SPR ) :Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay Dagaal Beeleed Dhimasho iyo Dhaawac tira badan dhaliyay oo ka
Dhacay Deegaanka Mareero ee Hoostaga Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud.
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Dowlada Soomaaliya Cabdi Xakiin Xuseen Guuleed
ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Dagaal Beeleedka kasoo cusboonaaday Galguduud,
waxaana uu sheegay Dowladu in ay ka qayb qaadan doonto sidii colaaada Beelahaasi
loo qaboojin lahaa.
Cabdi Xakiin ayaa ugu baaqay Wax garadka ay kasoo jeedaan Beelaha Dagaalamaya in ay
ka qayb qaataan sidii Colaadaasi loo dhamayn lahaa,dowladuna ay gacan ka siinayso
sida uu sheegay Wasiirku.
Deegaanka Mareero oo hoostaga Degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa galinkii Dambe
ee shalay Waxaa ka bilaabmay Dagaal Dad ree guuraa ah dhex maray,kaasi oo dagaal qabiil
isku badalay,waxaana ka dhashay Dhimashada ilaa 5 qof iyo dhaawaca ila 10 qof.







Comments
Thanks on sharing some nice info.
gelesen
This website is full of good information that I have been looking for lately and I really like that happening.
Coursework help//buy coursework online
Sac chanel
ice maker they are now resting wise distribution of training pilot objects.