Banner
Sunday, December 02 2012

DHAGAYSO: Gaashaanle Sare Cabaas " Gobolada Jubooyinka Qabaa iladu Way simanyihiin,Cid laga tira badan yahay Ma jirto"

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ) : Xili ay weli taagan tahay hadal haynta Maamul u samaynta Gobolada Jubooyinka
ayna socoto Shirarka looga arinsanayo ayaa waxaa ay dadka Deegaankaasi kasoo
jeeda Qaybtooda ay yihiin kuwo ku kala aragti duwan Maamul u samaynta Goboladaasi,
iyadoo qaarkood ay aamin sanyihiin in Xiligani aanay ku haboonayn halka
kuwo kale ay doonayaan in hada Maamulkaasi la dhiso.

Gaashaanle Sare Cabaas Maxamed Maxamuud oo kamid ah Masuuliyiinta Goboladaasi
kasoo jeeda ayaa isaga oo ka hadlayay Kulan looga arinsanayay Maamul
u samaynta Gobolada Jubooyinka,kana dhacay Muqdisho waxaa uu ka sheegay in
Jubooyinka ay Degen yihiin in ka bada 19 Beeleed,dhamaantoodna ay heshiisku ahaayeen
Siyaasada Gobolka,hase ahaatee ay dadka qaar aamin san yihiin in kuwo ay yihiin Minority
ama laga badan yahay,taasina ay tahay wax aan sax ahayn,ayna tahay in Suldaanka
Beelkasta oo kamid ah Beelaha Jobooyinka wax laga weydiiyo Maamul u samaynta Goboladaasi
kadibna ay sahlanaanayso in Halkaasi uu kasoo baxo Maamul lagu wada qanacsan yahay.

Download

Hadalka Gaashaanlaha ayaa yimi Xili Magaalooyin ay Caasimada Dalka ay kamid
tahay ay ka socoto Shirar looga arin sanayo Maamul u samaynta Jubooyinka
oo noqotay tan loogu hadal haynta badan yahay Dalka Soomaaliya wixii ka dambeeyay
ka bixitaankii Alshabab ee Magaalada Kismaayo.

Comments 

 
0 #3 Sac louis vuitton 2012-12-21 01:31
This blog is written very well, thank you for providing targeted recommendations !
Sac louis vuitton
Quote
 
 
0 #2 kelly 2012-12-14 02:23
Gaashaanle Sare Cabaas Maxamed Maxamuud oo kamid ah Masuuliyiinta Goboladaasi
ice making machine
kasoo jeeda ayaa isaga oo ka hadlayay Kulan looga arinsanayay Maamul
Quote
 
 
0 #1 xasan waamo 2012-12-03 08:45
ninkani waa reer beledweyne, waxna uguma jiraan maamulka halkaasi waa jubooyinka aabihii baa skartii talyaaniga ahaa oo kismaayo tegey, isaga qudhiisuna waa cabaase luuq buu ku dhashay, markaa sheekadiisa wax ka oo qaad ma leh waa iska hadle...
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos