Banner
Friday, November 30 2012

DHAGAYSO+SAWIRO: Madaxweynaha Puntland oo Booqday Xarumo Wasaaradeed iyo Dekeda Boosaaso.

Written by Admin

Boosaaso ( SPR ) :Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole oo Maalintii shalay soo gaaray Boosaaso ayaa Maanta Booqday Dekeda Weyn ee Magaalada Boosaaso iyo Xarumaha Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyada.

Booqashada ayaa Madaxweyne Faroole waxaa ku weheliyay Wasiiro ka tirsan  Xukuumadiisa oo ay kamid yihiin,Wasiirka Dekedaha Siciid Maxamed Raage iyo Wasiirka Maaliyada Faarax Cali shire.

Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhagaystay Masuuliyiintii Goobihii uu  booqday,waxaana Markii uu booqashadiisa soo gaba gabeeyay uu
la hadlay Saxaafad,isagoona ka warbixiyay goobaha uu booqday iyo waxyaabihii uu soo arkay.

HOOS KA DHAGEYSO

  Download

 

IMG 9648

IMG 9651

IMG 9662

IMG 9684

IMG 9771

IMG 9617

Comments 

 
0 #1 Maliisku Ciyaaraa 2013-05-20 03:41
Really? Seriously? Mise Ciyaar waaye? More than 45 min every picture I click every face I look says puntland this and that? But the title says SPR why can't you just say it PPR? Don't be smart and manipulate us please because you can't. Why you can't cover else where? Not to mention the faces of you that I'm seeing here Nothing but puntland.I feel sorry that you use one of my childhood friend same time my cousin who is getting used and abused from you,even though his wife is puntland descendant. I totally hate to play race card but have no choice to play it. Because shit like this make my blood high.For you to use Country name as a shield but inside to post more Qabiil than National. If you lie the government just to get a grand and use SPR title to show that you helping us however same time covering nothing but Puntland , that's the time ppl lke me write truth about you lying our community using Somali name just to get bread all this pathetic SPR and Kajoog based on pathetic Qabiil
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos