Boosaaso ( SPR ) :Koobka Labaad ee Qaarada Yurub loogu daawshada badan yahay Europa League ayaa caawa waxaa fooda is dari doona Kooxo kala duwan,iyadoona qaar kamid ah ciyaaraha caawa ay yihiin kuwa aad u xiisa badan,maadaama ay ku jiraan Kooxo caan ah oo ay kamid yihiin Liverpool,Tottenham,Lyon iyo Byer Liverkuson.
Hadaba Kooxo Cayaaraya iyo Group-yada ay ku jiraan Waxaa kamid ah.
Europa League - Group A
Makhachkala? - ?Young Boys Bern
Liverpool? - ?Udinese
Europa League - Group B October
Academica Coimbra? - ?Hapoel Tel Aviv
Atletico Madrid? - ?Viktoria Plzen
Europa League - Group C
Marseille? - ?AEL Limassol
Monchengladbach? - ?Fenerbahce
Europa League - Group D
Club Brugge? - ?Maritimo
Newcastle Bordeaux
Europa League - Group E
Molde? - ?Stuttgart
teaua Bucuresti? - ?FC Copenhagen
Europa League - Group F
AIK Stockholm? - ?Dnipro D'petrovsk
PSV Eindhoven? - ?Napoli
Europa League - Group G
Basel? - ?Racing Genk
Videoton FC? - ?Sporting Lisbon
Europa League - Group H
FK Neftchi? - ?Inter Milan
Rubin Kazan? - ?Partizan Belgrade
Europa League - Group I
Ironi Kiryat Shmona? - ?Lyon
Sparta Prague? - ?Athletic Bilbao
Europa League - Group J
Lazio? - ?NK Maribor
Panathinaikos? - ?Tottenham H.
Europa League - Group K
Metalist Kharkiv? - ?Rapid Vienna
Rosenborg? - ?Bayer Leverkusen
Europa League - Group L
Hannover? - ?Levante
Helsingborg? - ?FC Twente Enschede






