Minneapolis (SPR): Barnaamijka SPR ee xarunta KFAI ee magaalooyinka mataanaha ayaa xalay waxaa ti toos ah uga baxay dood looga arinsanayay marxalada dalka Soomaaliya iyo waliba xiligan kala guurka ah oo la doonayo in Soomaaliya ay u gudubta dowlad dhexe oo awood leh.
Barnaamijka waxaa ka qeyb qaatey suxufiyada SPR, Abwaanada Baarliin, Aqoonyahan C/risaaq Jana-gale iyo waliba Aqoonyahan Faqrudiin Maxamed.







Comments