Banner
Monday, August 27 2012

DAAWO : Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Bari oo ka hadlay kulan ay la yeesheen Ciidamada la dagaalanka Burcad badeeda NATO.

Written by Admin

Bosaso ( SPR ) :Odoyaasha Dhaqanka ee Gobolka Bari oo Maalintii shalay kulan la qaatay Saraakiil ka socda Ciidamada la dagaalanka Burcad badeeda ee isbahaysiga Nato ayaa ayaa waxaa ay  ka warbixiyeen wadahadalkii dhex maray Iyaga iyo Saraakiisha Neto iyo wax yaabihii kulankaasi ay iskula soo qaadeen.

Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim Xarago oo ah Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka bari,hogaaminayana odoyaashii kulankaasi ka qayb galay ayaa sheegay in ay kala hadleen Arimo ay kamid yihiin taageerada ay u hayaan la dgaalanka Burcad badeed iyo Cabasho ay ka muujinayaan dhibaatooyin ay gaystaan diyaaradaha Nato iyo dilal mararka qaarkood ay kaluumaystadu ciidamadaasi kala kulmaan.

HOOS KA DAAWO VIDEOGA

https://www.youtube.com/watch?v=U0cViHqUxIk&feature=plcp  

 

kulan4

Odoyaasha dhaqanka ayaa intii kulanka socday soo hadal qaaday Dilal ay ciidamada Isbahaysiga Nato u gaysteen Kaluumaysato iyo in ay tahay wax aan loo dul qaadan Karin duqaymo mararka qaarkood lala beegsado deegaano aanay Burcad badeed ku sugnayn.

Kulanka oo qabsoomay maalintii shalay ayaa waxaa uu ka dhacay Dusha Sare Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Nato gaar ahaana kuwa dalka Holland ,waxaa ka qayb galay Masuuliyiin uu hogaaminayo Wasiirka Dekedaha,gaadiidka bada iyo la dagaalanka Burcad badeeda,waxaana u jeedkiisu kulankan uu ahaa in iskaashi ay Ciidamada Ajaanibka ee la dagaalanka Burcad badeed ay la yeeshaan xiriir soke shacabka iyo wax garadka deegaanada ay ka howl galaan.

kulan5

kulan8

kulan9

kulan3

Related Video

Dim lights

Comments 

 
0 #2 365trustbuy 2013-02-13 08:47
I come across your site by using a cheap tablet pc and get a lot info here.
Quote
 
 
+1 #1 GT-I9300 2012-09-05 03:11
Helpful information. Fortunate me I found your web site GT I9300 by accident, and I am stunned why this coincidence didn’t took place in advance! I bookmarked it.
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos