Garoowe(SPR)Wasiirka Kaluumaysiga iyo qeyraadka Maxamed Faarax Aadan oo goordhow waraysi Siiyay idaacada SPR kana mid ahaa wafdigii soo dhaweynayay Fanaada ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii ay u dhaacantay Saado.
Wasiirka ayaa sheegay in Saado ay Soomaaliya u timid ka mid ahaanshiyaha Ergada Ansixinaysa dastuurka cusub ee Soomaaliya ee ka socota dhanka Puntland
Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay inuu geeriyooday Wariye la socday fanaanada oo kasoo raacay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.







Comments