Boosaaso(SPR): Ka dib kacdoon muda halsano ka hor ka dhacay dalka Masar kaasi xukunka looga tuuray madaxwaynii milatiriga ahaa Maxamed Xusni Mubarak, ayaa markii ugu horaysa doorasha ka dhacday dalkaasi, waxaa lagu Dhawaaqay in murashaxii ka socday Xisbiga Ikhwaanu Musliminka dalkaasi Masar ee Maxamed Mursi uu yahay madaxawaynaha dhabta ah ee dalkaasi,iyado in mudaa la sugayey natiijada codadka dorashooyinka.
Maxamed Mursi, oo markiiba isaga baxay xubinimada ururka Ikhwaanu Muslimiin-ka madama uu noqday madaxwaynaa dalka Masar oo dhan, habada Maxamuud Gaarax Xasan, oo cilmiga beraha ka bartay Jaamacada Al-Azhar ee wadanka Masar, mudana ku nolaa dalkaasi, haatana ku sugan magaalada Boosaaso,ayaan waxaan waxka waydiinay balsida uu arko in qof ka tirsan xisbigaan uu ku guulaysto jagada ugu saraysa ee dalka Masar iyo waxa uu ka yaqaan tarikhda xisbiga.
Waraysigaasi waxaa qaaday Wariyaheena Nimco Muuse oo ku sugan magaalada Boosaaso. Halka Hoose ka dhagayso Waraysiga.







Comments
tn pas cher