Banner
Wednesday, July 28 2010

Afayeenka Shabaab-- Cali Dheere: Lug kuma lihin dagaalka ka socda Galgala

Written by Admins

Muqdisho: Sheekh Cali Maxamuud Rage Cali Dheere oo maanta saxaafada kula hadlay magaalda Muqdisho ayaa sheegay in aysan lug kulahayn dagaalka kasocda buuraleyda Galbeedka Bari.

Cali dheere ayaa intaas ku daray in dagaalka kasocda Galgala ay wadaan dadka deeganka oo iyagu ka carooday falalka ay wadaan ciidamad PIS-ta Puntland oo uu sheegay in go'doomiyeen dadka deegaka.

Waxana uu sheegay in ay saxafadu ay iyadu buunbuunisay arimaha la xiriira in Alshabaab ay wado dagalka ka dhanka ah Puntland, waxana u ugu baaqay warbaahinta in ay xaqiiqda ka hadlan.

Hoos ka dhagayso

Download

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Bananbax Jojinta Xawaladaha MN

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

1

Featured Videos