Banner
Tuesday, May 15 2012

Qaar ka mid ah hugaamiyaashii isimada Puntland oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe

Written by Admin

Garoowe(SPR) Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland maanta waxaa soo gaaray xubno ka tirsan isimadii Puntland uga qayb gelayey shirka odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed uga socda Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Barqanimadii maanta ayaa la shaaciyey in ay tegayaan waxgaradka ka socda Puntland ee shirkaasi ku jiray 10-maalmood ee tegay kuwaasi waxyaabo badan eegay.

Garoonka diyaaradaha caasimada Puntland ee Garoowe waxaa soo gaaray xubno uu ka mid yahay Suldaan siciid Maxamed Garaase kuwaasi oo ka degay garoonka goor barqadii maanta ah.

Waxaa jira xubno kale oo ka tirsan isimada Puntland kuwaasi oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, iyagoo la filayo in ay maalmaha soo socda soo gaaraan deeganada Puntland.

Ma jirto wax hadal ah oo ay siiyeen warbaahinta Maxaliga ah iyo weliba kuwa caalamiga ah toona, waxaana arintaani ku soo beegamaysaa xili Maamulka Puntland uu ku dhawaaqay in uu dhaliilsan yahay Tastuurka cusub ee Soomaaliya loo samaynayo.

Comments 

 
0 #2 gall 2013-03-03 00:51
Your ideas are very smart and fresh. Thank you for creating such unique content for your readers.
mizuno jpx 800 irons
mizuno mp 64 irons
Quote
 
 
0 #1 Burberry Outlet 2012-06-21 09:42
So that you see, shop Burberry Outlet online is a successful scenario for you and the seller, and simply think about this: if that have been you and you had been promoting Burberry handbags in your retailer or on the street with workers and lease and driving; what price would you have? And then you might be promoting online with just a Burberry picture and information of merchandise, which price could be cheaper? So with that stated my dear reader, I'm going to provide the highly guarded secrets and techniques of the top 10 best money saving ideas for shopping Burberry Outlet online (http://www.shopburberryoutletonline.com ).
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos