Banner
Tuesday, November 29 2011

DHAGEYSO--- Barnaamij wareysi ah oo ka hadlaaya Jirdhiska---- Raage Cali

Written by Saalax Doonyaale

Minneapolis (SPR): Dadka ku nool woqooyiga mareykanka ayaa waxaa had iyo jeer soo food saara xanuuno iyo caafimaad daro la xiriira xeedha jidhka (Cholesterol ) iyo waliba cudura kaloo la halmaala oo dhamaan ka yimaada jirka oo aan la dhisin ama korkoo aan dhididin.

 

Barnaamijka dhalinyarada waxaanu maanta kusoo qaadaneynaa jirdhiska iyo waliba sida faa’idooyinka laga helo iyadoo aynu ognahay in jidhka caafimaadka qaba uu yahay maxkaxda caafimaadka qabta ayaa waxaan arintan kala sheekeystey anigoo ah Saalax Doonyaale, nin dhalinyara ah oo sameeya isagoo waliba caawiya ama bara dadka kale qaabka jirka loo dhista.

RAAGE OO KA WARAMAYA HOOS KA DHAGEYSO

Download

rage1_1

Comments 

 
0 #6 mustafa 2012-07-31 10:26
jirka in ladhiso waa quruxda jirkaaga aniga waxaan ahaa 2005 jiim waxaan bilaabay anigoo gacanteyda aad u caata ah maantana waxaan ahay nin jirkiisu sifiican udhisan waxaan bilaabay jiimka 2009 ka ilaa iyo 2012 ayaan wadaa ilaa iyohada kawarama hee asxaabta waana qurux
Quote
 
 
+2 #5 Fartun Ali 2011-11-30 08:28
somali men dont like to exercise becouse they dont like the working out thing at all. they just got used women doing thier work. they wanted to live easy. thats why they are out of shape.
Quote
 
 
0 #4 huruse 2011-11-30 06:14
lakin ninkan jiim buu galay walahay waa arin muhiim ah lakin raga somaliyeed lagu kari waa maxa yelay they can't doing si joogto ah qaarkood wey kaxishoodaan inay galaan melahaas i don' know why lakin wey adagtahay marka hore hadhowna wad laqabsan
Quote
 
 
0 #3 Kamal Mohamed 2011-11-29 14:59
ninkaan waa dhisanyahay saaxiib haduu dedaalo si fiican ayuu usii dhismayaa. jirka halaga shaqeeyo ragow.
Quote
 
 
-1 #2 Farax Jeenyo 2011-11-29 14:55
doonyaale waa wareysi xiisa badan laakiin saaxiib ninkaan qaxootiga ah maba dhisnee kkkkk
Quote
 
 
+1 #1 Zeynab Tabia 2011-11-29 14:20
masha allah waa barnaamij fiican jirdhiska waa loobaahanyahay raga oo dhan iney is dhisaan. laakiin ninkaan wuxuu ka tagay waxyaabo badan sida set upka push upka oo kale oo aad guriga ku sameyn karto. ma aha biro kaliya waxa dadka caawiya
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos