Dhahar (SPR): Waxaa hoolka xarunta Idaacada SPR ee magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan lagu qabtey dood cilmiyeed loogu doodayo qaabkii Puntland loogu talaabi lahaa habka dimiraadiyada isla markaasina looga hayaami lahaa qaab beeleedka wax lagu soo doorto, iyo sida loogu sameyn karo xisbiyo siyaasadeed.
Hay'ada Puntland Development & Research Center (PDRC) oo hirgalisey in dadweynaha Puntland lagu baraarujiyo isla markaana lagu wacyi galiyo ka qeyb qaadashada iyo xoojinta dimuquraadiyada iyo xisbiyeynta maamulka Puntland ayaa sidoo kale barnaamijkan u fududeeyey idaacada SPR.
Barnaamijka oo inta badan lagu falanqeynayo Dimuquraadiyada iyo waxay tahay, Nidaamka Dimuquraadiyada iyo sida ay dadku uga faa'ideysan karaan, Diinta Islaamka sida ay ka qabto Dimuquraadiyadu iyo arimo kaloo badan. Waxaa doodan ka qeyb galay aqoonyahanada kala ah:
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKII OO DHAMEYSTIRAN
QEYBTII KOOWAAD
QEYBTII LABAAD









Comments
talo ku socota aqoonyahan saalax nuur saalax,ahna, diyaar ayaan u ahay ka khalid hassan yusuf ahaan, inaan barnamijyoo ku darsado faalada dimuqradiyada,A ana ku talin laha aqoonyahanka qurba joogta in arinka laga qayb galeyo.
iyaado wax la taaban karo ka soo bixi la hayeen,ujeedadu na tahay sidii bulshada wax loogu gudbin laha.