Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxay dhexmari doontaa Kooxaha Kubbada cagta ee Bayern Munich iyo Manchester City.
Ciyaartaas ayaa waxay ka dhacaysaa Garoonka Kooxda Bayern Munich oo ku yaala dalka Jarmalka.
Kullamadaas ayaa ah kuwo ka tirsan ciyaaraha Labaad ee Champion League waxaa sidoo kale jira ciyaaro dhexmari doona kooxda Real Madrid iyo Ajax waxaana Ajax ay marti ku tahay garoonka Real.
Aan Eegno Ciyaarta Bayern Munich iyo Man City.
Labada Kooxood waxay ka wada tirsan yihiin Group A waxaana Horyaala howl culus laakiin macalimiinta labada kooxood ayaa sheegay in natiijooyin wanaagsan ay ka soo hooy doonaan ciyaarta Caawa dhex mari doonta.
Kullankaan waa kulankii ugu horeeyay oo tababare Heynckes uu ka horyimaado koox ingiriis ah ka dib markii uu qabtay 139 kullan oo yurub ah.
Ciyaar yahanada labada dhinac ayaa hawada isku mariyay hanjabaado ku aadan in midba mid kale uu ka badinaayo laakiin waxaa la arki doonaan sida caawa ay wax u dhacaan.
kooxaha kale waxay isku arki doonaan sida tan.
'Champions League - Group A
09:55 September 27
20:45 Bayern Munich ? - ? Manchester C.
20:45 Napoli ? - ? Villarreal
Champions League - Group B
09:55 September 27
18:00 CSKA Moscow ? - ? Inter Milan
20:45 Trabzonspor ? - ? Lille
Champions League - Group C
09:55 September 27
20:45 Manchester U. ? - ? Basel
20:45 Otelul Galati ? - ? Benfica
Champions League - Group D
09:55 September 27
20:45 Lyon ? - ? Dinamo Zagreb
20:45 Real Madrid ? - ? Ajax Amsterdam






