Banner
Monday, September 26 2011

Kobka is dhex galaka dhalin yarad qaxootiga oo ka furmay magaalada sanca

Written by C/samad Samatar

(SPR)Sanca: Waxaa magaalada Sanca ee dalka Yemen, uga bilawday dhallinyarada qaxootiga Soomaaliyeed ee kusagan, magaala madaxda, Sanca koob kubadda cagta ah, kaas oo loogu tala galay in ay kasoo qayb-galaan dhammaan dhallinyarada qaxootiga ku ah dalka Yemen, gaar ahaan kuwa jooga, Caasimadda Sanca, ee xiiseeya kubadda cagta.

 Koobka ayaa loogu magacdaray" Koobka is-barashada iyo is-dhexgalka dhallinyarada qaxootiga", sida uu sheegay guddoomiyaha qabanay koobkan, Axmed Xayle.

Ciyaarahan oo bilaamay shalay oo taariikhdu ahayd,24/09/2011, ayaa waxaa kasoo qayb-galay 6-kooxood oo ka jira xaafadaha kala duwan ee magaalada.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inaysan jirin cid gacan kusiinaysa koobkan, balse ay kooxaha laf-digooda lacago laga soo ururiyey lagu qabanaayo koobkan, laakiin waxa uu sheegay inuu ka haysto ballan-qaadyo hay'adaha taakuleeya qaxootiga inuu uga keeni doono abaal-marinno marka lagaaro gaba-gabada koobka.

Ciyaarahan loo qabanaayo kooxaha qaxootiga ah, ayaa kusoo beeg-maaya iyadoo waddanka uu kasocdo banaan-baxyo iyo dagaallo ka dhacayey muddo shan bilood ah.

Waxaa naga ballan-ah inaan soo gelin doonno sawirrada kooxaha ku tar-tamay koobkan.

C/samad Samatar Yemen

Comments 

 
0 #3 aara 2013-04-15 04:58
A must read article, interesting. dissertation sample
Quote
 
 
0 #2 colinfrank 2012-10-10 02:01
i have read the blog and it is good to read it is solves my so many confusion.
search engine optimization | copywriting company
Quote
 
 
0 #1 jaamac barkhadle 2011-09-27 11:24
maasha alah waa wax farxad badan inay isdhex gal bilaabaan soomaalida ay barakiciyeen colaadaha ka jira wadan keena waaa wax lagu farxo inay si wanaagsan isku bartaan dhalinta qaxootiga ku ah wadanka walalheena marna dariskeena waxaa u rajeynayaa inay ka baxaanwax ka bilow day hada
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos