Wednesday, August 24 2011

Abwaan/Majaajileyste/Jilaa/Qoraa C/xakiin BR oo bandhig buug cusub oo dhageysi ah sameyndoona Sabtida

Written by Admins

Minneapolis (SPR): Waxaa maalinta Sabtida oo taariikhdu ah Aug/27/2011 lagu soo bandhigi doonaa buug cusub oo dhageysi ah oo uu qoray isla markaana ku codeynaya hal-abuurka Soomaaliyeed,  jilaagana ah Cabdi-Xakiin BR oo ah qurba joog reer Minneapolis ah oo aad shaashadaha horey uga barateen.

C/xakiin BR ayaa maaalintaasi wuxuu saxiixi doonaa CD'ga buuga cusub ee la magac baxay (NASIIB) kaasoo macno iyo murtiba xambaarsan. Buugan oo uu cod ahaan u duubay ayaa waxaad isla maalintaasi ka heli doontaa addresska hoos ku qoran oo uu C/xakiin BR kusoo bandhigi doona buugaasi oo hab maqal ah aad ku heli doonto.

C/xakiin BR wuxuu horey u sameeyey aflaan, majaajilooyin iyo waliba buugaag ay ka midyihiin buugii (Uur ku taalo, iyo buugii Ifka Nolosha) isla markaana ay ummada Soomaaliyeed uga baratey dhexdhexaadnimo, waji furnaan, iyo waliba furfurnaan.

Waxaa xusuusin mudan in isla maalintaasi uu CD'ga buuga cusub ee "Nasiib" aad sidoo kale ka heli doonto dhamaan studhiyayaasha Soomaaliyeed oo laga iibsado heesaha iyo wixii la mid ah.

Haka maqnaanin hana moogaanin. Hoos ka aqriso goorta iyo goobta.

br

Comments 

 
0 #1 2011-08-24 17:57
abdihakin br kkk waa rageedii shaaciro ninkaanaa keeney i hope bugaan inuu noqdo mid aad nooga qoslisiiyo
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

SPR 3rd annual event

Degan Ali: Keep the life line open

Afhayeenka Ololaha Abdi Warsame Oo Bixiyey Waraysi

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos