Dhahar (SPR): Waxaa maanta tartanka Qur'aanka Kariimka oo ka socda degmada Dhahar isla markaana ay soo abaabushey idaacada SPR iyo culumada degmada Dhahar ayaa waxaa maanta si toos ah u tartamayay gabdhaha oo ku tartamaya quraanka jusaska kala duwan ilaa iyo heerka 30 jus iyadoo shalay ay tartamayeen wiilasha.
Maanta ayaa waxaa gabdhaha loogu qabtey xarunta hoolka schoolka Mubaarak kaasoo ay dhiseen gabdho u dhashey deegaanka isla markaana ku sugan dalka Yurub. Sidoo kale wiilasha tartankooda ayaa wuxuu ka socdaa misaajidka Al-Nuur ee Dhahar. Iyadoo labadaba speakero waaweyn faras magaalada magaalada loo dhigey isla markaana ay idaacada SPR tebineyso.
HOOS KA DHAGEYSO TARTANKA GABDHAHA
HOOS KA DAAWO SAWIRADA
















Comments