Minneapolis (SPR): Idaacada KFAI ee laga dhageysto gobolka Minnesota gaar ahaan barnaamijka Codka Soomaalida ayaa waxay wareysi dheer la yeesheen fanaanada Caanka ee Maryan Mursal oo u joogtey gobolkaasi arimo la xiriira Iskuul ay ka dhiseyso magaalada Hargeysa iyo lacago ay u raadineysay iskuulkaasi.
Saalax Doonyaale oo wareysigan la yeeshay ayaa wuxuu kala sheekeystey arimo badan oo ay kamidyihiin sababaha ay u timid Mareykanka, Taariikh nololeedkeedii, Ruwaayadii ay dhigtey kuwii xiisaha gaarka ah ku reebey iyo kuwii dhibka kasoo gaarey, arimo la xiriira diidida Abwaan Hadraawi inuu diidey Iskuulka ay ugu magacdartey, Heesta ay u qaadey Somaliland, iyo arimo kaloo badan.
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA







Comments
wareysigan waxan ka bartey waxbadan and i would like to thank saleh for doing it.